Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Wiil uu dhalay Messi oo koox ku biiray

Posted By ilwareed on Tuesday, November 13th 2012 08:15 EAT

Thiago Messi oo ah wiil yar oo dhowaan u dhashay Lionel Messi oo ka mid ah xiddigaha adduunka ugu wanaagsan dhinaca kubbadda cagta ayaa si rasmi ah uga mid noqday kooxda Newell’s Old Boys oo ka dhisan dalka Argentina.

Kooxda ayaa waxa ka tirsanaan jiray Leo Messi ka hor intii uusan ku biirin akadeemiyada kooxda Barcelona.

Lionel Messi aabbihiis oo lagu magacaabo Jorge iyo saraakiisha kooxda Newll’s Old Boys ayaa isku afgartay in Thiago Messi oo dhashay 2-dii bisha November la siiyo kaarka xubinnimada naadiga.

Waxaa la guddoonsiiyay Fanaanadda kooxdan ku ciyaarto oo kuqoran magaciisa iyo nambarka 10-aad oo uu ku caan baxay aabbihiis Leo.

Kaar nambarka 288152-1, ayay u garteen saraakiisha kooxda in uu noqdo aqoonsiga Thiago Messi ee kooxda.

Marka laga reebo Lionel Messi waxaa horey kooxdan uga tirsanaan jiray cayaartoy caan ah oo ay ka mid yihiin Gabriel Batistuta iyo Gabriel Heinze.

Wixii talo iyo tusaale ah E-mail kan noogu soo dir : ilwareed@gmail.com

    Leave a Reply

    Your email address will not be published.

    Magacaada

    Emailkaada


    Fikradaada halkan ku qor

    Live Somali Tvs

    ilwareed Tv

    Wararka

    Deg Deg: Man United oo si rasmi ah u ceyrisay tababare David Moyes April 22nd 2014

    David silva oo baaritaan lagu sameynayo ka dib markii xalay bareelo looga saaray garoonka April 22nd 2014

    Jose Mourinho: Real madrid ayaa weli ah kooxdeyda Spain April 22nd 2014

    Jurgen Klopp oo sidoo kale diirada u saaran Man United April 22nd 2014

    Van gaal oo sugaya shaqada man United Iyadoo ay soo dhow dahay in la Ceyriyo david Moyes. April 22nd 2014

    Hordhac: Atletico Madrid v Chelsea – Simieone iyo mourinho oo Semi-finalka Champions League isku Arkaya April 22nd 2014

    Liiska dhameystay ee rikooryada uu jabiyay Moyes intii uu Man United Macalin u ahaa April 21st 2014

    Jurgen Klopp: kuma biirayo barca, waan jeclahay dortmund April 21st 2014

    Boliiska oo baaraya fadeexad la xiriirta isticmaalka daroogada cocaine oo ka dhacday koox weyn oo England Ah April 21st 2014

    Sawirro:-Liverpool oo dhaw in ay horyaalka BPL qaaday ka dib guushii galabta April 21st 2014