Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Ciidama AMISON OO dil Waxuushnimo ah Ugeestay Haweeney Ganacsato ahayd

Posted By ilwareed on Saturday, November 17th 2012 12:46 EAT

 

 

Ciidamada huwanta ah ee AMISON ee ka kala socda wadama africa  kana hool gala magaalada muqdisho ayaa lagu soo waramayaa inay dil wuxuushnimo ah ugeeesteeen haweeney ganacsato aheed oo kuyeelatay lacag fara badan .

Dilka haweeneydaasi oo la oran jiray  Maryam Mohamoud Mohamed ayaa waxa uu u dhacay qaab ka yaabiyay dadka Soomaaliyeed, kadib markii haweeneydaani ay qarash tira badan ay ku yeelatay ciidamda AMISOM ee Saldhigoodu yahay Xalane, Kuwaas oo markii ay ogaadeen in qarashkaan tirada badan aysan dhiibi Karin haweeneyda goor habeen ah xaafadeeda uga wacay si ay u dilaan.

Maryam Mohamoud Mohamed oo si aad ah ula yaabtay xilliga lawacayo, hasa yeeshee ku fakareysay in ay hesho lagacteedii ayaa waxa ay horay u wadatay laba dhalinyara ah oo ay qaraba ahaayeen si ay u wehliyaan, waxaana markii ay gudaha xeradii tagtay durbadiiba lagu war geliyay in ay laabato.

Gabdhii iyo wiilashii oo fajaciso ay ku noqotay ayaa waxa ay iyaga oo caga jiidaya u soo laabteen dhanka iyo irida ay kasoo galeen, waxaana rasaas aan loo aaba dayin kufuray ciidamadii ay kasoo tageen, kuwaa oo gabadhii meesha ku dilay, wiilashii wiil kamid ahna ku dhaawacay halka wiilkii kale nasiib wanaag uu ka baxsaday goobta kaas oo kawar bixiyay sida ay wax u dheceen.

Ciidamadii AMISOM marka ay dileen haweeneydaan waxa ay si jees jees leh u waceen saygeedii ama ninkeedi oo ay u sheegeen in xaaskiisii ay dhimatay.

Ciidamada AMISOM kuma eesan ekaane dilka arxan darada ahaay oo ay ugeesteen  marxuumada,balse waxay rahan ahaan uqabsadeen meydkeedii  iyaga oona  diiday in la’aaso inta looga  soo gacan galinaayo wiilkii kabaxsaday dilkii ay marxuumada ku khaarijiyeeen
Muran dheer kadib waxaa lagu guleestay in laga qaado gabadha meydkeedii si loo aasao, waxaana arintaan walaac badan ka muujiyay dad badan oo AMISOM lashaqeeya, iyagoo kawalwalsan mid lamid ah tanoo kle inay qabsato.

 

Xafiiska Nairbi   W/Q ….Bashkas cade

 

 

Wixii talo iyo tusaale ah E-mail kan noogu soo dir : ilwareed@gmail.com

    Leave a Reply

    Your email address will not be published.

    Magacaada

    Emailkaada


    Fikradaada halkan ku qor

    Live Somali Tvs

    ilwareed Tv

    Wararka

    Deg Deg: Man United oo si rasmi ah u ceyrisay tababare David Moyes April 22nd 2014

    David silva oo baaritaan lagu sameynayo ka dib markii xalay bareelo looga saaray garoonka April 22nd 2014

    Jose Mourinho: Real madrid ayaa weli ah kooxdeyda Spain April 22nd 2014

    Jurgen Klopp oo sidoo kale diirada u saaran Man United April 22nd 2014

    Van gaal oo sugaya shaqada man United Iyadoo ay soo dhow dahay in la Ceyriyo david Moyes. April 22nd 2014

    Hordhac: Atletico Madrid v Chelsea – Simieone iyo mourinho oo Semi-finalka Champions League isku Arkaya April 22nd 2014

    Liiska dhameystay ee rikooryada uu jabiyay Moyes intii uu Man United Macalin u ahaa April 21st 2014

    Jurgen Klopp: kuma biirayo barca, waan jeclahay dortmund April 21st 2014

    Boliiska oo baaraya fadeexad la xiriirta isticmaalka daroogada cocaine oo ka dhacday koox weyn oo England Ah April 21st 2014

    Sawirro:-Liverpool oo dhaw in ay horyaalka BPL qaaday ka dib guushii galabta April 21st 2014