Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Kooxda M23 oo ciidamadooda kala baxaya magaalada Goma

Posted By ilwareed on Friday, November 30th 2012 18:31 EAT

Kooxda hubaysan ee mucaaradak dalka Congo ee M23 ayaa bilaabay inay ciidamadooda kala baxaan magaalada Goma ee ku taala dalkaasi jamhuuriyada dimuqraadiga e Congo .

Saraakiisha ciidaamad M23 ayaa waxay sheegeen in ciidamada qaybihii ugu danbeeyay ay kala baxayaan ilaa iyo maanta oo jimca ah.

Hadaba iyada oo ay ciidaamda M23 ay ka baxayaan magaalada Goma ayaa waxa soo baxaysa cabsi laga qabo in haddii ay magaalada ka baxaan ammaanka magalada uu qalqal galo .

Ciidamadii ammaanka ee dowlada Congo ayaa isaga cararay magaalada markii ay mucaaradka qabsadeen.

Maxaabiis badan ayaa la sheegay in ay ka baxsadeen xabsiyada kuwaasi oo loo haystay danbiyo waawayn islamarkaana xabsi dheer ku xukunaa .

Khubarada dhanka ammaanka ayaa waxa ay sheegeen in ciidamada ammaanka ee dowlada Conga ay dhibaato badan kala kulmi doonaan soo celinta ammaanka magaalada Goma .

Wixii talo iyo tusaale ah E-mail kan noogu soo dir : ilwareed@gmail.com

    Leave a Reply

    Your email address will not be published.

    Magacaada

    Emailkaada


    Fikradaada halkan ku qor

    Live Somali Tvs

    ilwareed Tv

    Wararka

    Deg Deg: Man United oo si rasmi ah u ceyrisay tababare David Moyes April 22nd 2014

    David silva oo baaritaan lagu sameynayo ka dib markii xalay bareelo looga saaray garoonka April 22nd 2014

    Jose Mourinho: Real madrid ayaa weli ah kooxdeyda Spain April 22nd 2014

    Jurgen Klopp oo sidoo kale diirada u saaran Man United April 22nd 2014

    Van gaal oo sugaya shaqada man United Iyadoo ay soo dhow dahay in la Ceyriyo david Moyes. April 22nd 2014

    Hordhac: Atletico Madrid v Chelsea – Simieone iyo mourinho oo Semi-finalka Champions League isku Arkaya April 22nd 2014

    Liiska dhameystay ee rikooryada uu jabiyay Moyes intii uu Man United Macalin u ahaa April 21st 2014

    Jurgen Klopp: kuma biirayo barca, waan jeclahay dortmund April 21st 2014

    Boliiska oo baaraya fadeexad la xiriirta isticmaalka daroogada cocaine oo ka dhacday koox weyn oo England Ah April 21st 2014

    Sawirro:-Liverpool oo dhaw in ay horyaalka BPL qaaday ka dib guushii galabta April 21st 2014