Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Mucjiso Gabar Dhabarka Gacan Sedaxaad ku leh ( Daawo Sawirada

Posted By ilwareed on Tuesday, November 27th 2012 20:52 EAT

Xaalada Cafimaad ee gabar 11 jir aha ayaa waxaa la yaab ay ku noqotay dhaqatiirta , kadib markii ay ku arkeen arin mucjiso ah , gabadha ayaa gacan Sadaxaad oo leh laba farood ku leedahay dhabara, dhaqatiirna waxa ay ku macneeyeen in mataano kale oo aan dhamaystirmin uu ku dhagana gabadha.

Inkasta oo gacanta sadaxaad aysan awoodin in ay wax dan ah ku qabsato hadana waxaa ay badalaad ku samaysay qaab dhismeedka gabadha .

Xaaladaan Naadirka ah ee xubnaha ka soo dul baxaan aadanaha ama laba xunaha layaqiinaya ay soo siyaadaan ayaa waxaa loo yaqanaan Mataano isku lamaansan waxaana suura gal ahayd in ay laba mataano ah noqdaan hase ahatee midoo ay ku lamaanaynsantaya mida kale awooda Alle oowgeed.

Waalidiinta Gabdhaan ayaa waxaa ay mudo 11 sanadood ah ka daba wareegayeen dhaqaatiirta si qaliin loogu sameeyo inantooda oo jirkeeda dhabarka dane gacanta kaga taalo.

Wixii talo iyo tusaale ah E-mail kan noogu soo dir : ilwareed@gmail.com

  1. inaalilaah wa inaa ilahay raajucuun waxay kamitahay layaabka dunida waana wax nalooga baahan yahay kucimriqaadasho walaala yaal ilahay musiibada socota gees hanaga mariyo

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Magacaada

Emailkaada


Fikradaada halkan ku qor

ilwareed Tv