Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Nin Soomaali ah oo Gacanka ka jaray Haweeney South African ah (Waa Maxay Sababta keentay arintaasi)

Posted By ilwareed on Tuesday, November 27th 2012 22:26 EAT

Magaalada Delf ee duleedka Magaalada Cape Town ayaa nin Soomaali ah oo dukaan halkaasi ku heysta ayaa lagu heystaa dacwad la xariirta in uu gacanta ka jaray haweeney kalyanti u ahayd oo sigaar ka iibsanaysay dukaanka.

Wararka halkaasi ka imanaya waxa ay sheegayaan in ninka Soomaaliga ah iyo haweeneyda oo magaceeda lagu sheegey Louisa Davids uu dhexmaray muran, kadibna dagaal dhexmaray uu ninkii Soomaaliga ah gacanta kaga jaray baangad uu ku dhuftey.

Arintaasi ayaa waxaa ku marqaati furay dadka degaanka oo shegay in ay arkayeen balse ninka Soomaliga ayaa banaanka ku jooga damiin lacageed isla markana maxkamada ka balansan marka uu dhamaado sanadkani.

Abuukataha muwaadinkani Soomaliga ah ayaa ku doodaya in ay arinta tahay been abuur isla markana naagtana gacanta qof kale ka jaray oo ay qarinayso sidaasi darteed ay u saarinayso Soomaalida oo ganacsiyo degan ku heysta dalkani South Africa.

Davids ayaa isbitaalka loola cararay, lama garanayo waxa ka dhalan kara arrintaasi xili dhacdooyin noocan oo kala oo dalka ka dhacay ay dhaliyeen carro baahsan oo Soomaalida lagu waxyeeleyey.

Xigasho XOGMAAL

 

Wixii talo iyo tusaale ah E-mail kan noogu soo dir : ilwareed@gmail.com

    Leave a Reply

    Your email address will not be published.

    Magacaada

    Emailkaada


    Fikradaada halkan ku qor

    Live Somali Tvs

    ilwareed Tv

    Wararka

    Mourinho oo loo ogolaaday inuu liverpool kala hortago ciyaartoydiisa kaydka‏. April 24th 2014

    Wenger oo go,aansaday inuu iska sii joogo Arsenal. April 24th 2014

    Beckenbauer oo aan ku qanacsanayn taatikada guardiola April 24th 2014

    Ronaldo:”waxaa jiray dad aan doonayn inaan ka hortago bayern munich April 24th 2014

    Sturridge:”waxaan noqon doonaa qof waalan hadii aan gool ka dhaliyo Chelsea April 24th 2014

    Muxuu ka yiri ancelotti guushii ay ka gareen bayern munich? April 24th 2014

    Kubada gacanta ee guardiola iyo taatikadii macalinka talyaani April 24th 2014

    Adnan januzaj oo la sheegay inuu si rasmi ah ugu ciyaari doono xulka qaranka Belgium April 24th 2014

    Deg Deg: Man United oo si rasmi ah u ceyrisay tababare David Moyes April 22nd 2014

    David silva oo baaritaan lagu sameynayo ka dib markii xalay bareelo looga saaray garoonka April 22nd 2014