Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Nin Timihiisu ay ka yaabiyeen caalamka( Daawo Sawirada)

Posted By ilwareed on Thursday, November 29th 2012 06:33 EAT

Kazuhiro Watanabe, oo u dhashday dalka Japan ayaa ku guuleystay koobka ninka ugu timaha dheer  caalamka, wuxuna sidaas ku galay taariikhda, maadaama uu rikoordh cusub dhigay.

Ninkan reer Japan ee Kazuhiro Watanabe, ayaa koobkan ku qaaday Timaha sida usha u sameysan ee kor uu kor u taagay, laakiin maaha tani laakiin tartanka kumuu qaadin dhererka timiisa oo kaliya. Weli lama arag shaqsi sida Kazuhiro Watanabe, oo kale ah, wuxuna noqday muuqaalkiisu mid aduunka ku cusub, iyada oo durbaba shirkado ay heshiis la galeen si uu xayisiin ugu sameeyo.

Booga lagu diiwaan galiyo dadka dhacdooyinka cusub la yimaad ee Genius World Record, ayuu magaciisa ku galiyay mr Kazuhiro Watanabe, habka cusub ee uu timisiia u qaabeeyay isaga oo ka dhigay timihiisa qaar soo jiidasho  ku sameeya qaar ka mid ah bulshada caalamka isala markaa magaciisa ka dhiga mid aduunka laga barto iyada oo dhinaca kale ay durba soo baxeen shirkado doonaya in uu ka qayb qaato xayaysiiska ganacsigooda.

 

Ninkaan  ayaa Timahiisu waxey u samaysanyihiin qaabka u sha oo kale iyaga oo u taagan sida ushii waaana arinka sababy in uu galo booga waxyaabaha caanka ah lagu qoro.

In kasta oo wadamada bariga fog ee uu Japan ka mid yahay laga isticmaalo timaha dheer ee ragu la baxaan hadana dhacdo dan uu la yimid mr Kazuhiro Watanabe waxa ay noqotay mid ku cusub aduunka oo  si gaar ah usoo jiidatay indha bulshada caalamka.

Xasan Sh. Cumar

Layaabka@gmail.com

Wixii talo iyo tusaale ah E-mail kan noogu soo dir : ilwareed@gmail.com

    Leave a Reply

    Your email address will not be published.

    Magacaada

    Emailkaada


    Fikradaada halkan ku qor

    Live Somali Tvs

    ilwareed Tv

    Wararka

    Mourinho oo loo ogolaaday inuu liverpool kala hortago ciyaartoydiisa kaydka‏. April 24th 2014

    Wenger oo go,aansaday inuu iska sii joogo Arsenal. April 24th 2014

    Beckenbauer oo aan ku qanacsanayn taatikada guardiola April 24th 2014

    Ronaldo:”waxaa jiray dad aan doonayn inaan ka hortago bayern munich April 24th 2014

    Sturridge:”waxaan noqon doonaa qof waalan hadii aan gool ka dhaliyo Chelsea April 24th 2014

    Muxuu ka yiri ancelotti guushii ay ka gareen bayern munich? April 24th 2014

    Kubada gacanta ee guardiola iyo taatikadii macalinka talyaani April 24th 2014

    Adnan januzaj oo la sheegay inuu si rasmi ah ugu ciyaari doono xulka qaranka Belgium April 24th 2014

    Deg Deg: Man United oo si rasmi ah u ceyrisay tababare David Moyes April 22nd 2014

    David silva oo baaritaan lagu sameynayo ka dib markii xalay bareelo looga saaray garoonka April 22nd 2014