Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Waa maxay boronkiito?Maxaase dhaliya boronkiitada?

Posted By ilwareed on Friday, November 16th 2012 11:02 EAT

Boronkiito waa infakshan ku dhaca carruurta ka yar 12 bilood. Badanaa wuxuu dhacaa jiilaalka (waqtiga qaboobaha) waana xaallad ka duwan
qiixdheerta.
Maxaa dhaliya boronkiitada?

Boronkiitada waxaa dhaliya fayras waxyeelay-ya tuubooyinka neefsiga ee yaryar oo sanbabada. Sigaarka guriga lagu cabo ayaa noqon kara midsiyaadiya khatarta ah in carruurta ay ku dhacdo boronkiitada ama jirooyinka kale oo neefsiga la xiriira.

Jirradu waxay la bilaabataa hargabka. Maalin iyo wax la mid ah, ilmuhu wuxuu bilaabaa inuu qufaco neefsiguna wuxuu noqdaa mid degdeg ah xiiqina ku jirto. Dhibaatadani waxay u baahnaan kartaa in la dhigo
ilmaha isbitaal. Carruurta khatarta ugu jirta boronkiitada waxaa ka mid ah:
•     Carrurta dhiciska ah, khaasatan kuwa qaba dhibaato xagga neefsiga.
•     Carruurta wadnaha wax ka qabta.
•     Carruurta aad u yaryar oo iinta ku dhalatay.
 
Sidee boronkiitada loo daweeyaa?
Daawadu ilmaha ma caawimayso maadaama ay tahay iinfakshanka fayraska.
Waxay u baahan yihiin inay nastaan. Waxay kaloo u baahan yihiin inay qaataan cabitaan badan. Sii naasnuujin isu dhowdhow laakiin muda
gaaban ah, ama qadar yar oo caana qasana ama biyo oo si isdaba jooga loo siiyo. Sidaan ilmahaagu ku daali mayo marka la quudinayo.
Carruurta yaryar ee boronkiitada qabtaa waxay badanaa jiranaadaan saddex ilaa shan berri, dabadeedna waxay ku bogsadaan shan ilaa toddoba berri. Qufaco wuxuu socon karaa laba ilaa saddex asbuuc.
Boronkiitadu waa cudur fida. Ka fogow in ilmahaagu la xiriiro carruur kale maalmaha u horreeya.
 Meesha laga hello macluumaad intaas ka badan

•     Dhakhtarkaaga

•     Kalkaaliyaha caafimaadka ee ilmaha iyo hooyada

•     Isbitaalka xaafadaada qaybtiisa degdega ah.

 

Wixii talo iyo tusaale ah E-mail kan noogu soo dir : ilwareed@gmail.com

    Leave a Reply

    Your email address will not be published.

    Magacaada

    Emailkaada


    Fikradaada halkan ku qor

    Live Somali Tvs

    ilwareed Tv

    Wararka

    Deg Deg: Man United oo si rasmi ah u ceyrisay tababare David Moyes April 22nd 2014

    David silva oo baaritaan lagu sameynayo ka dib markii xalay bareelo looga saaray garoonka April 22nd 2014

    Jose Mourinho: Real madrid ayaa weli ah kooxdeyda Spain April 22nd 2014

    Jurgen Klopp oo sidoo kale diirada u saaran Man United April 22nd 2014

    Van gaal oo sugaya shaqada man United Iyadoo ay soo dhow dahay in la Ceyriyo david Moyes. April 22nd 2014

    Hordhac: Atletico Madrid v Chelsea – Simieone iyo mourinho oo Semi-finalka Champions League isku Arkaya April 22nd 2014

    Liiska dhameystay ee rikooryada uu jabiyay Moyes intii uu Man United Macalin u ahaa April 21st 2014

    Jurgen Klopp: kuma biirayo barca, waan jeclahay dortmund April 21st 2014

    Boliiska oo baaraya fadeexad la xiriirta isticmaalka daroogada cocaine oo ka dhacday koox weyn oo England Ah April 21st 2014

    Sawirro:-Liverpool oo dhaw in ay horyaalka BPL qaaday ka dib guushii galabta April 21st 2014