Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Askari Dil loogu geystay Gudaha Suuqa weyn ee Bakaaraha

Posted By ilwareed on Sunday, December 2nd 2012 15:33 EAT

 

 

waxaa goor dhaweed lagu toogtay gudaha suuqa weyn ee bakaaraha Askari katirsanaa waxaadka canshuur aruurinta dowlada amar kasoo baxay lagu cadeeyey in gabi ahaan lajoojiyay canshuur aruurinta  si kumeel gaaar ah .

 
Kooxo Bistoolado ku hubeesan aan heebtooda la garan ayaa dilay Askarigan xili uu lacago ka uruursanayay Suuqa Bakaaraha gaar ahaan Qeybta lagu iibiyo qudaarta oo katirsan Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir.

 

Kooxihii Dilka geestay ayaa durba ka baxsaday halkii ay ku dileen Askarigan canshuurta uruurinayay iyadoona xiligaasi kadib goobta soo gaareen Ciidamo kale oo katirsan Dowlada oo halkaasi ka qaaday ninkii la dilay.

 

xafiska wararka Nairobi.By bashkas

Wixii talo iyo tusaale ah E-mail kan noogu soo dir : ilwareed@gmail.com

    Leave a Reply

    Your email address will not be published.

    Magacaada

    Emailkaada


    Fikradaada halkan ku qor

    Live Somali Tvs

    ilwareed Tv

    Wararka

    Mourinho oo loo ogolaaday inuu liverpool kala hortago ciyaartoydiisa kaydka‏. April 24th 2014

    Wenger oo go,aansaday inuu iska sii joogo Arsenal. April 24th 2014

    Beckenbauer oo aan ku qanacsanayn taatikada guardiola April 24th 2014

    Ronaldo:”waxaa jiray dad aan doonayn inaan ka hortago bayern munich April 24th 2014

    Sturridge:”waxaan noqon doonaa qof waalan hadii aan gool ka dhaliyo Chelsea April 24th 2014

    Muxuu ka yiri ancelotti guushii ay ka gareen bayern munich? April 24th 2014

    Kubada gacanta ee guardiola iyo taatikadii macalinka talyaani April 24th 2014

    Adnan januzaj oo la sheegay inuu si rasmi ah ugu ciyaari doono xulka qaranka Belgium April 24th 2014

    Deg Deg: Man United oo si rasmi ah u ceyrisay tababare David Moyes April 22nd 2014

    David silva oo baaritaan lagu sameynayo ka dib markii xalay bareelo looga saaray garoonka April 22nd 2014