Ilwareed.com
Waligaa gabadha dabeecahadaan leh ha furin xitaa haday ka codsato furiin
Waxaa jira waxyaabo badan oo waqtiga xulashada aadan arki karin balse loo baahanayhay inaad mar waliba maankaaga ku heyso beri kolkaad aragtana aad qibrad ka heysato.
Gabadhu waxaa jira waqtiyo badan oo ay dabeecad ahaan lasoo baxdo waji kale balse waa kuwa ay dumarka oo dhan kawada simayihiin waxaana haboon inaad maankaaga ku heyso waqtiyadaan hoos ku xusan
Gabadhu waxaa suurta gal ah ineey iska dhex dareento buuq iyo Stress joogta ah mararka ay caadada qabto waqtiyadaasna inta badan maankaaga ku haay in Xaaskaagu aysan lasoo bixin waji cusub iyo dabeecad xumo ayna tahay wax iska dabiici ah.
Dhanka kale hadii uu Alle siiyo wax awlaad ah kolka ay walaca tahay waa mid aad u door bida ineey banaanada kusoo caweeyso ka dheeraato gurigeeda rasmiga ah , haka madax adeegin hadii ay dagaal kuula timaadna u daji xaalka.
Waqtiyadaas iyo kuwa kaloo badan waxaa suurta gal ah in gabadhu ay lasoo baxdo iyadoona labo erey kadib kugu tiraah i fur iyo wax lamid ah , Xarfaan iska dhig haku deg degin furiinka .
gudoomiyaha barlamanka caraba oo manta booqanaya xarunta baarlamanka somaliya
Wafdi ka socda Baarlamaanka Carabta oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha
Baarlamaanka Jaamacadda Carabta, Axmed Maxamed Jarwaan, ayaa booqasho rasmi ah ku tegaya xarunta Golaha Shacabka Soomaaliyeed iyaga oo Xildhibaannada Baarlamaankana la hadli doona.
Wafigaan oo shalay soo garay dalka ayaa waxaa habeenkii xalay ahaa casho sharaf ugu sameeyay Muqdisho gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliyeed, Maxamed Cusmaan Jawaari.
Axmed Maxamed Jarwaan ayaa Casho sharaftii loo sameeyay xalay khudbad ka jeediyey waxa uu ka hadlay sidii Muqdisho loogu soo dhaweeyay isaga oo Gudoonka Baarlamaanka, xildhibaannada iyo shacbiga Soomaaliyeed uga mahad celiyay sida weyn ee ay magaalada Muqdisho ugu soo dhaweyeen.
Waxa uu sidoo kale ka hadlay horumarka dalku uu hiigsnayo isaga oo xusay in hada ay indhahooda ku arkeen hormar baaxad leh oo ka jira Soomaaliya kaasi oo ku yimid hormarka ay Dowladda Federaalka Soomaaliya sameysay.
Soomaaliya ayaa waxa ay xubin ka tahay Jaamacada Carabta iyada oo xildhibaanno dhowr ah oo u metelaya Soomaaliya Jaamacada Carabta ay xalay xaadir ku ahaayeen halka Casho sharafta loogu sameynayay Axmed Maxamed Jarwaan
Amison oo go.aan keeda jubooyinka shaca ka qaday
Ciidamada Midowga Africa ee AMISOM ayaa ka hadlay mowqifkooda ku aadan
maamullada iska soo horjeeda ee laga dhisay Kismaayo.
Afhayeenka ciidamada AMISOM, Col. Cali Aden ayaa VOA u sheegay in AMISOM mowqifkoodu yahay inay taageerto hadba aragtida siyaasadeed ee dowladda federaalka ka qaadato arrimaha Somalia.
Afhayeenka AMISOM, wuxuu kaloo sheegay inay si dhow isha ugu hayaan arrimaha ka taagan Kismaayo oo haddii ay dhacdo in dhibaato halkaasi ka dhalato ay ciidanka AMISOM diyaar u yihiin inay dhex-gasho si khilifaaka loo joojiyo.
Howgalo aad u xaoogan oo ka socda Magaalada Gaarisa
Howlgalo maalmihii u dambeeyay ciidamada Kenya ka wadeen magaalada Gaarisa ee gobolka NFD ayaa saameeyay qaar ka mid ah ganacsatada oo ka hadlay sida uu u sameeyay howlgalka.
Suuqa Xoolaha oo ka mid ah Suuqyada magaalada ayaa waxaa dhibaatooyin kasoo wajahaan baaritaanada ciidamada Kenya.
Mid ka mid ah ganacsatada Suuqaasi oo si weyn looga adeegan jiray ayaa waxa uu sheegay in xoolaha suuqa ay yaraadeen iyo dadka iibsanaya, iyaga oo ka baqaya buu yiri ganacsadaha ciidamada Kenya.
“Ciidamada Kenya waa ay iska qabtaan dadka kadibna waa ay dilaan, tani ganacsigeena ayey hoos u dhigtay maanta iyo shalay isku mid ma aha suuqaani” ayuu yiri ganacsadaha.
Ganacsatada ayaa ugu baaqay dowladda Kenya in ay wax ka qabtaan howlgalada ciidamada Kenya ay ku bartilmaameedsanayaan goobaha ganacsi.
Somaliland oo maanta u dabaal degaysa 18-ka may
Deegaamada maamulka Somaliland ayaa maanta waxaa ka jira fantasyo loogu dabaal degayo 18-ka May oo ah maalin ay u aqoonsanyihiin in ay tahay xilligiiay ka go’een Soomaaliya inteeda kale.
Dabaal degyadaan ayaa waxaa ka qeyb gelaya masuulyiinta maamulka Somaliland oo khudbado u jeedinaya shacabka deegaanadaasi ku nool.
Siyaasiyiinta Somaliland oo wax laga weydiiyay waxa ku kalifaya in ay weyneeyaan maalintaasi xilli dunidu ku cadaadineyso in Soomaaliya ay kasii mid ahaadaan ayaa waxa ay ku jawaabeen, “Waxa aan dooneynaa in aan dunida tusno in aan u qalanno dowladnimo”
Wararka laga helayo guud ahaan magaalooyinka maamulka Hargeysa ayaa waxa ay xaqiijinayaan in ay dadku isugu soo bexeen qaabkii ay ku weyney lahaayeen maalintaasi iyada oo ganacsiga iyo hwolaha kale ee caadiga ah ay hakad ku jiraan.
18-kii Bishii May ee 1991-dii ayaa maamulka Somaliland waxa ay ku dhawaaqeen in ay yihiin dowlad gooni isu taagtay oo Soomaaliya deris la ah inkasta oo aysan jirin wali dowlad u ogolaatay in ay siiso aqoonsi dowladnimo.Deegaamada maamulka Somaliland ayaa maanta waxaa ka jira fantasyo loogu dabaal degayo 18-ka May oo ah maalin ay u aqoonsanyihiin in ay tahay xilligii ay ka go’een Soomaaliya inteeda kale.
Dabaal degyadaan ayaa waxaa ka qeyb gelaya masuulyiinta maamulka Somaliland oo khudbado u jeedinaya shacabka deegaanadaasi ku nool.
Siyaasiyiinta Somaliland oo wax laga weydiiyay waxa ku kalifaya in ay weyneeyaan maalintaasi xilli dunidu ku cadaadineyso in Soomaaliya ay kasii mid ahaadaan ayaa waxa ay ku jawaabeen, “Waxa aan dooneynaa in aan dunida tusno in aan u qalanno dowladnimo”.
Wararka laga helayo guud ahaan magaalooyinka maamulka Hargeysa ayaa waxa ay xaqiijinayaan in ay dadku isugu soo bexeen qaabkii ay ku weyney lahaayeen maalintaasi iyada oo ganacsiga iyo hwolaha kale ee caadiga ah ay hakad ku jiraan.
18-kii Bishii May ee 1991-dii ayaa maamulka Somaliland waxa ay ku dhawaaqeen in ay yihiin dowlad gooni isu taagtay oo Soomaaliya deris la ah inkasta oo aysan jirin wali dowlad u ogolaatay in ay siiso aqoonsi dowladnimo.
Madaxwayna ku xigeenka Kenya ayaa ka hadlay arimo badan oo Soomaalya quseeyo
M/weyne ku xigeenka wadanka Kenya William Ruto oo socdaal ku maraya qaar ka mid ah wadamada Africa ayaa waxaa uu ka dalbaday ururka midawga Africa inay kordhiyaan tirada ciidamada AMISOM ee Soomaaliya hawlgalada ka wada
William Ruto waxaa uu sheegay in Soomaaliya ay hadda u baahantahay taageero ka kooban dhinacyada amaanka iyo siyaasadda waxaana uu sheegay iyadoo ay jirto halis sii kordhaysa oo ay Al-Shabab ku hayaan Soomaaliya iyo Kenya ay keenayso baahi ah in la kordhiyo tirada ciidamada AMISOM si ay meesha halistaas looga baxo.
In Soomaaliya la nabadeeyo ayuu M/weyne ku xigeenku sheegay inay dawladiisu ahmiyad u leedahay isla markaanaay keenayso in qaxootiga faraha badan ee Soomaalida ah ee Kenya ku nool dib dalkooda loogu soo celiyo.
“Waxaan u baahanahay in Soomaaliya si buuxda loo nabadeeyo sabababtoo ah amaan darida Soomaaliya  Kenya ddhibaato ayay ku tahay’ ayuu yiri William Ruto M/weyne ku xigeenka Kenya.
Kenya oo ciiidamadeeda  qeyb ka yihiin howlgalka AMISOM dhawr jeer ayay dalbatay in la kordhiyo tirada ciidamada AMISOM.
Qarax qasaaro u Geystay Ciidamada Dowlada oo ka dhacay Jowhar
Qarax ayaa xalay ka dhacay magaalada Jowhar ee Sh/dhexe kaasi loo adeegsaday bam-ka gacanta laga tuuro, sida ay goobjoogayaal xaqiijiyeen.
Laba askari  ayaa ku dhaawacantay Qaraxa oo ka dhacay xafiiska laanta Hanti-wadaagga ee degmada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeleeha Dhexe.
Taliyaha saldhigga degmada Jowhar Khaliif Cabdulle Carfaaye  ayaa sheegay in dhaawaca labada askari la geeyay isbitaalka dagmada halkaa oo lagu dabiibayo.
Khaliif waxaa uu sheegay in ciidamada amaanku ay baarayaan goobta uu falka ka dhacay iyo cida ka dambeysay weerarkii xalay.
Majirto cid sheeegatay weerarkaani lakiin Al Shabaab ayaa la rumeysan yahay inay ka dambeyso.
Ahlu-sunna oo sheegtay in ay dileen saraakiil Al-shabaab ah
Maamulka Ahlu Sunna ee gobolka Gedo ayaa sheegay in dagaal shalay galinkii dambe ka dhacay agagaarka deegaanka Tuulo-Barwaaqo ee gobolka ay maleeshiyada al-Shabaab kaga dileen 12 ruux oo ay ku jiraan laba horjooge.
Afhayeenka Ahlu Sunna ee gobolka Gedo Sheekh Maxamed Xuseen Isxaaq (al-Qaaddi) ayaa sheegay in horjoogeyaasha dagaalka lagu dilay uu midi ahaa ajnibi, halka kan kale oo uu xusay inuu Soomaali ahaa ay meydkiisa qoorta ka jareen, si aan loo aqoonsan.
Waxaa uu tilmaamay in sidoo kale ay ka qabsadeen deegaanno badan oo ka tirsan gobolka, isagoo intaa ku daray inay sii wadayaan howlgallada ka dhanka ah maleeshiyada Shabaab.
Al-Qaaddi ayaa shacabka ugu baaqay inay soo sheegaan haddii maleeshiyaad firxad ah ay ku dhex dhuuntaan.
Gudi loo xilsaaray Jubooyinka oo ka hadlay halka wax u marayaan
Xildhibaan Cabdulaahi Yuusuf oo ka tirsan Gudi isugu jira wasiiro iyo Xildhibaano dowladda u xilsaartay arrimaha jubooyinka ayaa waxa uu ka warbixiyay waxyaabaha u qabsoomay inta ay ku sugan yihiin magaalada Kismaayo.
Cabdulaahi waxa uu sheegay in kulamo ay la qaateen qeybaha kala duwan ee bulshada gobolka oo ay ugu horeeyaan Odayaasha kuwaasi oo xusay inay u gudbiyeen fariinta dowladda ee ah in loo hagaasamo dastuurka taasna ay ka qaateen.
Xildhibaan Xildhibaan Cabdulaahi Yuusuf waxa uu sidoo kale sheegay in sharci ahaanta Maamulka Jubaland uu ku xiran yahay dastuurka iyo in dadka ay u dhan yihiin Maamulka, isaga oo rajo wanaagsan ka muujiyay howsha gudigooda ay qabanayaan.
Doorashada Axmed Madoobe ayaa dhacday waxyar kadib markii ay dowladda magacaawday Gudi u kuurgala xaaladda rasmiga ee Jubooyinka.
Atletico Madrid oo garaacday Kooxda Real Madrid kuna guuleysatay Copa Del Rey
Kooxaha dariska ah ee ka dhisan caasimada wadanka Spain ee Real Madrid iyo Atletico ayaa cawa waxay isku arkeen Final-ka Copa Del Rey
Labada kooxood ayaa ciyaartooda waxay ku bilaabatay jahwareer iyo isku dhex yaac, iyadoona markii Dambe ay hogaanka ciyaarta la wareegtay kooxda Real Madrid, kadib markii uu kubad laga soo tuuray dhinaca koornada uu madaxa la helay gool dhaliyahooda C.Ronaldo daqiiqadii 14-aad ee ciyaarta
Atletico Madrid ayaa karti iska raadisay, iyagoo doonaya inay soo bar bareeyaan goolka lagu leeyahay.
Kubad uu si fiican uu ula dhex maray ciyaaryahanada kooxda Real Madrid, weeryahanka xoogan ee Redmel Falcao ayuu waxa uu sii fiican lugta ugu galiyey ciyaaryahan Deigo Costa daqiiqadii 35-aad ee ciyaarta qeybteedii hore, isagoona ciyaarta ku soo celiyey bar baro 1-1
Qeybtii hore ee ciyaarta ayaa la isku af gartay bar baro 1-1, bale markii la isku soo laabtay ciyaarta qeybteedi dambe ayaa labada kooxoodba waxay sii wadeen weerardoodii, iyadoona labada kooxba ay heleen fursado fara badan oo gool loo filan karay.
Daqiiqadii 77-aad ee ciyaarta ayaa waxa garoonka laga saaray macalinka kooxda Real Madrid Jose Mourinho, kadib markii uu si xun uu ula hadlay garsoorhii ciyaarta maamulayey
90-daqiiqo ee loogu tala galay ciyaarta ayaa la isla dhaafi waayey 1-1, iyadoona markii dambe la isla aaday  waqti dheeraad ah, kadib markii lagu daray 30-daqiiqo oo dheeri ah.
Sidoo kale waxaa ciyaarta laga saaray Ciyaaryahanka u ciyaara kooxda Atletico ee Gabi, kadib markii oo taagay kaarka casaanka, iyadoona ciyaarta ay labada dhinac laga kala saaray labo ciyaaryahan
Daqiiqadii 99-aad ee waqtigii dheeraadka ee ciyaarta ayaa waxaa ciyaarta dhanka kale u rogay daafaca Dambe ee kooxda Atletico Madrid ciyaaryahan Miranda markii uu ciyaarta ka dhigay 2-1
15-kii hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 2-1 oo ay ku hogaaminaysay kooxda Atletico Madrid
Laacibka Kooxda Real Madrid C.Ronaldo ayaa ciyaarta laga saaray kadib markii loo taagay karaka cas, iyadoona ciyaarta markeedii dambe ay isku badashay qas iyo qalalaase
Qaar ka mid ah ciyaaryahanada kooxda Atletico sida goolhayaha kooxda Atletico ayaa waxa madaxa looga dhuftay waxyaabo ay soo tureen qaar ka mid ah Taageerayaasha kooxda Real Madrid
Kooxda Atletico ayaa soo afjartay mudo 14-sano ah kadib inay ka adkaato kooxda ay dariska yihiin ee Real Madrid, iyadoona sidoo kale hanatay markeedii 10-aad koobka lagu magacaabo Copa Del Rey
Ciyaarta ayaa ku soo dhamaatay 2-1 ay ku adkaatay kooxda Atletico Madrid
W/Q: Zakariye Abdirahmaan Daahir