Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Sideed Ku Heli Kartaa Lamane Ku Jecel? Sir Culus

Jaceylka dhabta ah ee aan marna bur burin waa ka isku darsada jaceyl labada ruux u dhexeya iyo jaceyl ehelka u dhexeya, waxana sababta tahay gabarta aad jeceshahay ehelkiisa inaad u tixgalisa sida waalidkaaga oo kale.

Kuma waajib aha tix galinta waalidka ninka oo kaliya lakiin gabadhana wa inay hooyada iyo abaha lamaanaheeda u dhowrta sida waalidkeeda, waayo xaq ayey ku leeyahiin.

Rasuulkeena (csw)waxa uu kula dar darmay qofka muslimka ah inuu ka fiirsadao guurka marka uu samaynayo, uuna ku guursado gabadha diinta, lakiin quruxdana waa mid jirta waayo waxa cadan ah qof lagugu dhib sanayo inaadan guursan.

Ruuxa jacelka aad u qaado hadii qoos kiisa ay yahiin kuwa Alle ka furtay xata waad xidhi dhinaysaa sida waalidkaga u xidhidhin lahayd.

Guud ahaan guurka waa wax qalbiga ruuxa  ku dagayo, isla markasina owlaad ka dhalanayso, waa inaad lamaanaha markasta is caawiyaan, markastana  wada wadaagtaan dhibaatooyinka soo kordha sida xanuunada, wax la’aanta, waana in laysku samro oo laysku dulqaato.

Waxana Rasuulkeena suuban (scw) ina amray qofkiina awooda inuu aqal galka kaliya bixiyo ha guursado, waayo waxad kaga tagaysa sinada iyo faaxishka.

Share

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII HORE