Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

War Dagdag Ah Qarax Sababay Dhaawac Badan Oo Ka Dhacay Suuqa Bakaaraha

Qarax ay ku dhaawacmeen in kabadan 10 ruux ayaa goordhow ka dhacay gudaha Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.

Qaraxan oo ahaa miino gacanta laga tuuray ayaa waxaa uu sababay dhaawaca 13 qofood kuwaas oo ku sugnaa suuqa Bakaaraha gaar ahaan qeybta Dahablaha.

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa howlgal ka wado goobtii uu qaraxa ka dhacay waxaana dadkii ku dhaawacmay qaraxasi loo qaaday isbitaalada magaalada Muqdisho.

Share

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII HORE