Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Daawo Sawirada Madxweynaha Soomaaliya Oo Booqanaayoo Qeybo Badan Oo Kamid ah Dalka Jabuuti

Madaxweynha Soomaaliya oo haatan ku sugan dalka Jabuuti ayaa waxa uu maanta booqasho ku sameeyay qeybo badan oo kamid ah Dalka Jabuuti.
Goobaha uu maanta madxweynha Soomaaliya uu booqashada ku sameeyay ayaa waxaa kamid ahaa Safaarada dalka Soomaaliya ay ku leedahay halkaasi isagoona xariga ka jaray dhimaha safaarada Soomaaliya ay ku leedahay dalka Jabuuti kadib markii dayactir lagu sameeyay.
Sidoo kale goobaha uu Madaxwenaha Soomaaliya kormeerka ku tagay ayaa waxaa kamid ah Dakada dalka Jabuuti iyo gooba kale.
Waxaana uu halkaasi madxaweynha Soomaaliya qado sharaf kula qaartay dhigiisa dalka Jabuuti Ismaaciil Cumur Geele iyo madax badan oo ka tirsan dalkaasi.
 Daawo Sawirada Madaxweynaha oo xariga ka jaraya saafarada Soomaaliya ay ku leedahay dalka Jabuuti iyo isagoo qadosharaf laqaadanaya Madaxweynha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumur Geele.
Share

2 Responses to Daawo Sawirada Madxweynaha Soomaaliya Oo Booqanaayoo Qeybo Badan Oo Kamid ah Dalka Jabuuti

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII HORE