Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Haweenku nin noocee ah ayey rabaan………

Ninka ka soo bixi kara mas’uulidda guriga waa ninka noloshiisa guriga noqonaysa mida wanaag leh, naagaha waxay ka helaan ninka sifooyinkaan leh bal dhuux sifooyinkaan hoos ku qoron wana ku muhiim in aad ogataa

1- waa nin Alla ka baqaya

2- waa nin shaqaysa

3- waa nin balwad aan lahayn

4- waa nin jacaylka yaqaana

5-waan nin aan been sheegin

6- waan nin salaadda ku dadaala

7- waa nin deeqsi ah

8- waa nin xaaskiisa qiimeeya

9- waa nin sharaftiisa dhowra

10- waa nin dadka aan yasin

11- waa nin xushmo leh

12- waa nin la jacelyahay

Qodobadaas aan soo shegnay ayaa lagarabaa ninka ragga ah hadii uu laga helo intaas aan soo qornay waaa libanay aduun iyo aqriraba


Share

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII HORE