Wararka

3 Suxufi Oo Maanta Lagu Xiray Magaalada Laascaanood

Wararka laga helaayo Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool, ayaa waxay sheegayaan maanta in lagu xiray 3 ka mid ah Suxufiyiinta ka hawlgasha Magaaladaasi.Suxufiyiinta lagu xiray Magaalada Laascaanood, ayaa lagu kala magacaabaa C/khani Goox, oo ka hawlgala Telefishinka Somsat, Cali Yuusuf Axm Read More »

Sunday April 20th 2014

Wefdi Ka Socdo dowladda Soomaaliya oo maanta tagey degmada Balcad

Ka gadaal markii maalinimadii shalay dagaal culus Degmada Balcad looga saaray Gudoomiyihii Degmadaasi Cismaan Maxamed Maxamuud (Xaadoole), ayaa waxaa maanta gaaray wefdi ka socdo Dowladda.Wefdigaan oo ka soo amba baxay Magaalada Muqdisho, ayaa waxaa horkacaayay Agaasimaha Wasaarada Arrimaha Gudaha e Read More »

Sunday April 20th 2014

Shabaab oo sheegatay in ay dishay taliye Ku xigeenkii ciidamada Jabuuti Ee Soomaaliya

Ururka Al Shabaab oo dagaal culus kula jira Ciidamada Dowladda Jabuuti (Hiil Walaal), ayaa waxay sheegteen in ay xilligaan dileen Taliye Ku Xigeenkii Ciidamada Jabuuti ee Soomaaliya Korneyl Guuleed. Afhayeenka Ciidamada Ururka Al Shabaab Sheekh C/casiis Abuu Muscab, oo la hadlaayay Warbaahinta ku ha Read More »

Sunday April 20th 2014

Caabudwaaq Guddi loo saaray caawinta dadka uu soo ritay shuban biyoodka

Maamulka degmada Caabudwaaq ayaa guddi u saaray ka war qabka dadka uu soo ridanayo cudurka shuban-biyoodka, guddigaas oo shaqadiisu tahay in uu u u dhexeeyo maamulka degmada, shacabka iyo goobaha caafimaadka. Madaxa arrimaha bulshada ee maamulka degmada Cabudwaaq Khaliif Cabdisamed Cali oo la hadlay Read More »

Sunday April 20th 2014

Deg Deg:- Shil diyaaraded oo ka dhacay Garoonka Guriceel

Wararka ka imaanaya Magaalada Guriceel ee Gobalka Galgaduud, ayaa sheegaya in saaka halkaasi ay diyaarad shil ku gashay, Diyaaradaasi oo la sheegay inay waday Qaad oo ay ka timid dalka Kenya. Diyaaradaan ayaa shil ku gashay Garoonka gudihiisa, Kadib markii ay ka baxday inyar xayndaabka Run-waykga Ga Read More »

Sunday April 20th 2014

Sawirro:- turkiga, ayaa magaalada Muqdisho ka dhisaneysa safaarad dhismaheedu aad u qurux

Dowladda Turkiga, ayaa magaalada Muqdisho ka dhisaneysa safaarad dhismaheedu aad u qurux badan yahay, oo diblomaasiyiinteyda ku sugan magaalada Caasimada ah ay degi doonaan. Turkiga iminka waxa ay Muqdisho ka degan yihiin dhisme horey u dhisnaa oo ay kireysteen, balse iminka ayay billaabeen dhismaha Read More »

Sunday April 20th 2014

Sawirro:-xabsiga dhexe ee magaalada muqdisho oo dayactir lagu sameeyo

Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa wada qorshe dib u dayactir loogu sameenayo Xabsiga Dhaxe ee Magaalada Xamar, uu wali ka muuqdo bur bur xoogan uu sababay dagaaladii sukeeye ee dalka ka dhacay. kulan looga arinsanayay sida dib u dayactir loogu sameyn lahaa xasbiga Dhaxe waxaa Maanta Wasaarada Garso Read More »

Sunday April 20th 2014

Xaaladii ugu dambaysay ee Balcad iyo gudoomiye ku xigeenkii oo la qabtay

Ciidamada Militariga iyo Nabad Suggida ee Dowladda Soomaaliya, ayaa galabta xoog kula wareegay gacan ku haynta Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Ciidamada, ayaa dagaal Degmada Balcad kula galay Ciidamada Gudoomiyaha Degmada Balcad Cismaan Maxamed Maxamuud (Xaadoole), wuxuuna dagaalka xoog Read More »

Saturday April 19th 2014

ilwareed Tv